Dalbo Bajaaj

Dalbo Bajaaj Waa adeeg lagu dalban Taksi ama Bajaaj, iyadoo la adeegsanayo farsamada casriga ah (taxi/bajaaj mobile app).

Adeegga Dalbo Somalia oo ka qeyb galaya ICT Expo Somalia.
14/10/2018

Adeegga Dalbo Somalia oo ka qeyb galaya ICT Expo Somalia.

Dalbo Bajaaj oo ah adeeg lagu dalbado gaadiidka bajaajta ayaa ka qeyb galaya Carwada Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada dalka.

Waxay soo bandhigi doonaan qaabka ay u caawin karaan wadayaasha iyo macaamiishoodaba.

Walaal ka faa'iidayso fursaddaan. Si aysan noogu soo noq-noqon muuqaalladaan oo kale.
18/12/2017

Walaal ka faa'iidayso fursaddaan. Si aysan noogu soo noq-noqon muuqaalladaan oo kale.

Shirkadda DALBO Taksi & Bajaaj waxay qorsheyneysaa inay tababarro u furto wadayaasha gaadiidka loo yaqaano Bajaajta, si ay u daryeelaan naftooda iyo tan dadweynaha la socda gaadiidkooda iyo kuwa kale ee ay jidka la qeybsadaan.

Horumarinta wadayaasha waxay ka mid tahay ujeeddooyinka loo aasaasay shirkaddan si aysan noogu soo noqnoqon muuqaalkan oo kale.

Shirkadda DALBO Taksi & Bajaaj waxay qorsheyneysaa inay tababarro u furto wadayaasha gaadiidka loo yaqaano Bajaajta, si ...
05/12/2017

Shirkadda DALBO Taksi & Bajaaj waxay qorsheyneysaa inay tababarro u furto wadayaasha gaadiidka loo yaqaano Bajaajta, si ay u daryeelaan naftooda iyo tan dadweynaha la socda gaadiidkooda iyo kuwa kale ee ay jidka la qeybsadaan.

Horumarinta wadayaasha waxay ka mid tahay ujeeddooyinka loo aasaasay shirkaddan si aysan noogu soo noqnoqon muuqaalkan oo kale.

28/11/2017

Shirkad cusub oo ay Soomaali leedahay ayaa dhowaan magaalada Muqdisho ka billaabi doonta adeeg casri ah oo dadweynuhu ku dalban karaan taksi ama bajaaj iyagoo jooga gurigooda ama goobtooda shaqo. Shirkaddan oo magaceeda la yiraahdo DALBO (Taksi iyo Bajaaj) ayaa adeegsan doonta teknooljiyada

Adeeg casri ah.
28/11/2017

Adeeg casri ah.

Shirkad cusub oo ay Soomaali leedahay ayaa dhowaan magaalada Muqdisho ka billaabi doonta adeeg casri ah oo dadweynuhu ku dalban karaan taksi ama bajaaj iyagoo jooga gurigooda ama goobtooda shaqo. S…

28/11/2017

Shirkad Cusub oo Muqdisho ka higelineysa adeeg casri ah oo lagu dalban karo taksiyada iyo bajaajta November 28, 2017 0 3 Share on Facebook Tweet on Twitter Shirkad cusub oo ay Soomaali leedahay ayaa dhowaan magaalada Muqdisho ka billaabi doonta adeeg casri ah oo dadweynuhu ku dalban karaan taksi ama...

SHIRKAD CUSUB OO MUQDISHO KA BILLAABEYSA ADEEG CASRI AH OO LAGU DALBAN KARO TAKSIGA IYO BAJAAJTA Shirkad cusub oo ay Soo...
28/11/2017

SHIRKAD CUSUB OO MUQDISHO KA BILLAABEYSA ADEEG CASRI AH OO LAGU DALBAN KARO TAKSIGA IYO BAJAAJTA

Shirkad cusub oo ay Soomaali leedahay ayaa dhowaan magaalada Muqdisho ka billaabi doonta adeeg casri ah oo dadweynuhu ku dalban karaan taksi ama bajaaj iyagoo jooga gurigooda ama goobtooda shaqo.

Shirkaddan oo magaceeda la yiraahdo DALBO (Taksi iyo Bajaaj) ayaa adeegsan doonta teknooljiyada casriga ah ayaa u sahli doonta qof kasta oo haysta taleefoonka gacanta inuu dalban karo taksi ama bajaaj, waxayna dhinaca kale taasi fursad siin doontaa wadayaasha bajaajta oo sii kordhaya, iskuma ciriirinaya waddooyinka waaweyn.

Ka sokow nidaamka dalbashada, wuxuu adeeggan horumarin doonaa xirfadda iyo aqoonta wadayaasha bajaajta, iyadoo loo sameynayo horumarin iyo tababarro joogto ah.

Adeegyada ay soo keeneyso Shirkadda Dalbo waa kuwo la jaan-qaadi doona nidaamka lagu dalbado taksiyada ee ay hormuudka u tahay shirkadda Uber. Hase yeeshee, midka Soomaaliga wuxuu xoogga saari doonaa bajaajta maadaama ay tahay gadiidka dadweynaha ee ugu badan ee la adeegsado.

Mas’uuliyiinta shirkadda Dalbo ayaa sheegay in baahidan ay dareemeen ka dib markii ay suuqa ka baxeen dhammaan shirkadihii taksiyada ee aasaasmay sanadkii 2011 iyo 2012, taasoo ay ugu wacneyd tartan aan loo baahneyn oo lagu galay suuq aan weyneyn.

Mas’uuliyiinta shirkadda ayaa sheegay inay dareemeen in magaalada Muqdisho u baahan tahay shirkad buuxisa baahidaas oo u dhabar-adeygta tartanka ku-dayashada ee badanaa dhabar-jebiya ganacsiyada Soomaalida, ugu dambeyntana keena in suuqa laga wada baxo.

Address

Waberi
Mogadishu
250

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

616100000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalbo Bajaaj posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category