Probox transportation and contract

Probox transportation and contract Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Probox transportation and contract, Taxi service, main Road hargeisa, Hargeisa.

04/12/2021

Baabuurka loo bogey
Bari iyo galbeed taga
Baahidaada ka turjuma
Bulshadana u dhaga nugul
Proboxta weeyee
Boga iyo qalbiga'iyo badankaaga taa gali
Macmiil nagala soo xidhiidh 063-4707763

Macmiil kusoo dhawoow gaadiid si fudud kuugu adeega oo ku raali galiya wakhti walba laguna kalsoonyahay badqabkooda iyo ...
26/11/2021

Macmiil kusoo dhawoow gaadiid si fudud kuugu adeega oo ku raali galiya wakhti walba laguna kalsoonyahay badqabkooda iyo amaanadooda
Hada dalbo oo halkaad doonaysay h**e ugaadh

Muhiimadayadu waa raali galintaada

Gaadhi loo bogay
Oo bartaad doontaba
Basar kuu geyn
Proboxtaa baayo la hubaa

Kalahaada subaxii 5:00 subaxnimo hargeisa to wajaale

Fiiro gaara gurigaaga ayaan laguugu imaanayaa

Numberkuna waa : 063-4707763

Wakhti walba

Address

Main Road Hargeisa
Hargeisa

Telephone

+252634707763

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Probox transportation and contract posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category